Nin qashay, ka dibna cunay rag saaxiibadiis ahaa oo xukun adag lagu riday (Sawirro)

Nin u dhashay dalka Ruushan ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ka dib markii lagu helay inuu diley kaddibna cunay maydka 3 nin oo ay saaxiibbo ahaayeen. Eduard Seleznev oo ah 51-jir, kasoo jeeda degaanka Arkhangelsk oo dhacda gobolka woqooyi galbeed ee Arkhangelsk Oblast, ayaa saaxiibadii qashay intii u dhaxaysey Maarso 2016 ilaa Maarso 2017 sida … Continue reading Nin qashay, ka dibna cunay rag saaxiibadiis ahaa oo xukun adag lagu riday (Sawirro)